Sunday, July 6, 2025

Wasiir ka tirsanaa Maamulka Hirshabelle oo ku geeriyooday magaalada Jowhar

Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Wasiirkii Hub ka Dhigista iyo Dhaqan Celinta Maleeshiyaadka Hirshabelle uu saaka ku geeriyooday halkaasi.

Wasiirka oo sidoo kale ahaa Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelele Axmed Sheekh libi ayaa muddo dhowr maalmood ah ku xanuunsanaa magaalada Jowhar, waxaana la sheegay in lagala tacaalayey Malaria iyo cudurro kale, balse uu saaka barqadii geeriyooday.

Madaxda Maamulka Hirshabell ayaa tacsi u diray Qoyskii iyo eheladii uu ka baxay marxuumka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON