Wednesday, July 16, 2025

Wasiir ku xigeenka caafimaadka oo dib loogu doortay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka (SAWIRRO)

Wasiir ku xigeenka caafimaadka dowladda Federaalka Cismaan Maxamed Cabdi (Daallo) ayaa ku guuleystay in dib loogu doorto  kursigii aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka.

Kursiga oo ka mid ahaa kuraasta Beesha Ujeejeen waxaa ku tartamay:

  1. Cismaan Maxamed Cabdi (Daallo)
  2. Maryan Axmed Cabdulle
  3. iyo Caasho Cumar Axmed

Wareegii koowaad ayaa lagu kala baxay, waxaana natiijadii ay noqotay in Cismaan Daallo uu helay 47 cod, halka Caasha Cumar Axmed ay heshay Hal Cod iyo Maryan oo aan waxba helin waxaana xumaaday 2 cod.

Wasiirku xigeenka dib u hantay kursigan oo uu ku fadhiyo ilaa sanadkii 2009 iyadoo uu ka mid ahaa musharixiinta taageerada badan ka heystay beeshooda.

SAWIRRO

daallodaallo-doorashoergadamushariixinmusharixiin

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON