Tuesday, July 1, 2025

Wasiir Maareeye oo soo saaray Qoraal uu isaga difaacayo Weerarka uga socda Baraha Bulshada (Akhriso)

Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa qoraal uu soo saaray si weyn isaga difaacay weerar culus oo uga yimid dadka isticmaala baraha bulshada, kadib ogeysiis Telefishanka Qaranka loogu raadinayo gabdho oo muran badan dhaliyey.

Qoraalka Wasiir Maareeye xafiiskiisa kasoo baxay ayuu ku sheegay in dano gaara laga leeyahay dacaayadaha looga fidinayo baraha bulshada, wuxuuna sheegay inuu xushmad gaara u yahayo duwarka, isagoo dhalay gabdho, qaarka ay la dhasheen.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON