Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) oo magaalada Cadaado ka hadlay ayaa kooxda Ahlu suna ugu baaqay inay joojiyaan caburinta ay ku hayaan dadka Gobollada Dhexe.
Wuxuu sheegay in kooxda Ahlu suna ay qaataan wadahalka ayna yimaadaan miiska Wadahadalka, wuxuuna baaqiisa ku sheegay in kuraastooda loo hayo oo dadka wax la qeybsadaan.
DHAGEYSO ODOWAA
Goobjooge.com