Tuesday, June 24, 2025

DAAWO: Wasiir Warancadde oo ku baaqay in xilka laga tuuro Madaxweyne Xasan Sheekh [JAWAAB]

Wasiirka Arrmaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warrancade ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliya inay xilka ka tuuraan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud isagoo sheegay in Somaliland ay gacan ka geysaneyso sidii xilka looga qaadi lahaa Xasan Sheekh.

Isagoo la weydiiyay QORAAL MAANTA UU SOO BANDHIGAY HOGAANKA SOCDAALKA SOOMAALIYA oo ay ku caddeyd inuu Wasiir Warrancade codsi u diray dowladda Soomaaliya si xafiis Baasaboor looga duro Hargeysa ayaa jawaabtiisii noqotay inuu aflagaado kula dhaqaaqo madaxweyne Xasan Sheekh isagoo ku eedeeyay qof aan muslim la oran karin oo u sujuuday meyd askar Kenyaati iyo ereyo kale oo ay ka muuqatay inuu aad uga gariiray xaqiiqada laga fashilay.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayuu ku eedeeyay inuu ka danbeeyo arrintan, wuxuuna Warrancadde qiray inuu ka mid ahaan jiray nabadsugidii Soomaaliya oo dadkii uu tababaray isaga ay sameeyeen qoraalka, wuxuuna ku raftay jawaabtii laga sugayay.

HOOS KA DAAWO JAWAABKA WARRANCADDE

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON