Tuesday, July 1, 2025

Wasiirada Jubbaland oo Ansixiyey degmooyin lagu kordhiyey Gobollada Gedo iyo J/Hoose

Golaha wasiirada Maamulka Jubbaland ayaa markii ugu horeysay kulan maanta ku yeeshay magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose.

Waxaa shirka guddoominayay Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, iyadoo cod gacan taag ah lagu ansixiyey in degaanada Dhooblay iyo Buurdhuubo loo aqoonsaday degmooyin rasmi ah oo ka tirsan maamulka Jubbaland.

Labadan degaan oo ka kala tirsan gobollada Jubbada Hoose iyo Gedo ayaa muddo dheer la hadal hayey, iyadoo dadka degaannadaasi ay dalbanayeen in loo aqoonsado degmooyin; inkastoo dowladda Feeraalka ay aqoonsan tahay degmooyinkii uu dalku lahaa intii ay jirtay dowladii kacaanka ka hor 1991.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON