Thursday, June 26, 2025

Wasiirka Amniga oo Digniin u jeediyay taliyeyaasha ciidamada Ammaanka ee Muqdisho

Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa ku dhawaaqay inuu bilaaban doono isla xisaabtan ku saabsan dayaca ka jira ammaanka caasimadda.

Wasiirka oo ka hadlayay xaflad ay xilalka kula kala wareegeen taliyeyaasha Booliska ayaa caddeeyay in saraakiisha ciidamada lagula xisaabtami doono shaqadooda, habeen iyo maalinna la shaqeyn doono.

Wuxuu sheegay inaan saraakiisha iyo ciidamada looga baahan yahay inay shacabka u turaan, kormeer joogto ah iyo xisaab rasmi ahna ay bilaaban doonaan.

Wasiirka cusub ee Amiga ayaa qaaday tallaabooyin uu ku doonayo in wax looga bedelo xaaladda amniga magaalada Muqdisho oo kasii dartay.

DHAGEYSO WASIIRKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON