Thursday, July 17, 2025

DAAWO SAWIRRO: Wasiirka Amniga oo wasaaradiisa ka bilaabay furista Wadooyinka xiran ee Muqdisho

Wasaaradda Amniga oo maanta ku dhawaaqday in la furayo wadooyinka xiran ee Muqdisho aya fulisay tallaabadii ugu horeysay.

Kadib amar uu soo saaray wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa lagu furay qeyb ka mida wadadda u xirneyd Wasaaradda oo degan dhisme u dhaxeeya Daljirka Dahsoon iyo Hotel Jubba.

Waxay wasaaradu furtay qeybtii wadadda uga xirney oo sanado lagu gooyay dhagxaan waaweyn, taasoo ah tallaabadii ugu horeysay furitaanka wadooyin badan oo magaalada Muqdisho noqday lama galaan.

SAWIRRO

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON