Monday, June 23, 2025

Wasiirka Arrimaha dibadda Itoobiya oo lagu soo dhoweeyay Garowe

Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Tedros Adhanom iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhoweyd ka degay garoonka diyaaradaga magaalad Garowe.

Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in wasiirka Arimaha Dibada Dalka Itoobiya si weyn loogu soo dhoweeyay garoonka magaalada Garowe, ayna ka hor tagaan mas’uuliyiin uu hor kacayo Madaxda Puntland iyo dadweyne aad u fara badan oo magaalada laga qaaday.

Xubno kale oo ka socda Beesha Caalamka ayaa iyaguna tegay magaalada Garowe si ay uga qeyb qaataan saxiixa heshiiska Puntland iyo dowlada Federalka.

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON