Thursday, June 26, 2025

Wasiirka Arrimaha dibadda Jarmalka oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Germany ayaa booqasho aan hore loo sii sheegin goor dhoweyd ku soo gaaray magaalada Muqdisho.

Wasiika Sigmar Gabriel ayaa ksoo degay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, isagoo hogaaminaya wafdi balaaran oo socdaal maalin barkeed ah ku joogi doona magaalada Muqdisho.

Waxaa Garoonka ku soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo uu wehliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad Cumar, iyadoo uu kulan uga socdo Garoonka Muqdisho.

Wa wafdigii ugu sareeyay ee Jarmalka ka socda oo Muqdisho yimaadam wuxuuna socdaalkiisa ku soo beegmayaa ka hor shirka arrimaha Soomaaliya ee magaalada  London ka dhici doona.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON