Tuesday, July 15, 2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sacuudiga uga qeyb galaya Shirka Dalalka Badda Cas & Khaliijka [Sawirro]

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga uga qeyb galaya shirka Wasiirada Arrimaha dibadda dalalka kulaala Badda Cas iyo Khaliijka.

Shirkan ayaa looga hadlayaa sida loo dhisi ahaa urur kulmiya dalalka Badda Cas iyo Khaliijka iyo Amniga marinka Badda Cas ee dalalkan ay wadaagaan, waxaana ka qeyb galaya wasiirada arrrimaha dibadda dalal ay ka mid yihiin: Somalia, Sudan, Jabuuti, Masar, Yeman, Sacuudiga iyo dalal kale.

Qaar ka mida wasiirada shirka ka qeyb galaya ayaa kulan la yeeshay Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis iyo madaxda dalkaasi, iyadoo Sacuudiga dadaal ugu jiro sidii Badda Cas Amnigeeda loo sugi lahaa.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON