Wednesday, July 16, 2025

Wasiirka cusub ee Caafimaadka iyo Wasiiru dowle aan hore loo shaacin oo la dhaariyay [Sawirro]

Wasiirka cusub ee caafiimadka  Maxamed Xaaji C/nuur iyo wasiiru dowle cusub oo loo magacaabay Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda oo aan hore loo shaacin ayaa maanta lagu dhaariyay xarunta Villa Hargeysa ee xafiiska Guddoonka Baarlamaanka magaalada muuqdisho.

Dhaarta waxaa goobjoog ka ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaaji iyo xubnaha Guddiyada Baarlamaanka.

Wasiiru dowlaha cusub ee Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ayaa loo magacaabay Xildhibaan Luul Cabdi Aadan, iyadoo aanay markii hore ka mid ahayn xubnihii wasiirada ahaa ee xilalka loo magacaabay.

SAWIRRO

Dhaarinta

Dhaarinta1

Dhaarinta2

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON