Tuesday, July 1, 2025

Wasiirka Difaaca Mareykanka & ku-xigeenkiisa oo la karaantiilay & Coronavirus oo laga helay Askar..

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Wasiirka Difaaca Mareykanka iyo ku xigeenkiisa la karaantiilay, si looga ilaaliyo cudurka Coronavirus, loogana baaro, kadib markii laga helay shaqaale iyo askar ka tirsan Wasaaradda Difaaca Mareykanka.

Xoghayaha Difaaca Mareykanka Mark Esper iyo ku xigeenkiisa David Norquist ayaa la sheegay in laba goobood oo kala fog lagu karaantiilay, kadib markii 37 qof oo 18 ka mida ay ciidamo yihiin, kana tirsan shaqaalaha wasaaradda difaaca Mareykanka laga helay maanta cudurka Coronavirus.

Waxaa si weyn u kordhay dadka qaba Coronavirus ee dalka Mareykanka oo maanta gaaray 4281 qof, halka dadka u dhintay ee Mareykanka ah ay gaartay 74 qof.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON