Magaaladda Nairobi ee xaruna dalka Kenya, waxaa caawa gaaray Diyaaradii siday Bukaanadda Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay Qaraxii Muqdusho.
Dhaawacyda waxaa la yaab lahayd inay Garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Nairobi ku soo dhaweeyay Wasiirka Gaashaandhigga Kenya Raychelle Omamo & Duqa KRCS Dr Said, Madaxda Safaaradda Soomaaliyeed ee Kenya iyo masuuliyiin Kenyaan ah.
Bisha Cas ee Kenya ayaa daadgureysay dhaawacyada Soomaalida oo la geeyay isbitaalada magaalada Nairobi, iyadoo dowladda Kenya a sidoo kale deeq dawo saaka ka dejisay magaalada Muqdisho.
Injured persons from Mogadishu following the blast, now at KNH. Thanks to all supporting #KenyansForSomalia. Video: @Munirqah pic.twitter.com/U3AKPme3Lv
— Kenya Red Cross (@KenyaRedCross) October 17, 2017