Monday, July 7, 2025

Wasiirka Ganacsiga oo Xoghaye Guud u magacaabay Wasaaradiisa (Akhriso Wareegtada)

Wasiirka Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Magacaabay Xogahayaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga oo muddo bannaanaa.

Wareegto kasoo baxday Wasiir maareeye ayaa u magacaabay xoghayaha Joogtada ee Wasaaradiisa mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, kadib markii geeriyooday xoghayihii  hore ee wasaaraddaasi Abuukar Daahiye.

Magacaabiddan ayaa imaaneysai yadoo uu Ra’iisal wasaare Kheyre hore u soo saaray amar in wasiirada xukuumadiisa aysan xil ka qaadi karin agaasimeyaasha iyo xoghayeyaasha, taasoo ka danbeysay tallaabo uu wasiir Maareeye hore u qaaday. [Akhriso Halkan].

Ma Cadda in Wasiir Maareyee kala tashaday magacaabistan Ra’iisal wasaaraha, wuxuuna qoraalkiisa ku sheegay inuu adeegsaday awoodiisa sharciyeed ee ku xusan qodobka 102 ee Dastuurka, kaasoo aysan ku caddeyn inuu wasiirku xilal magacaabi karo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON