Sunday, July 13, 2025

Wasiirka Maaliyadda oo shaaciyey Laba Caqabad oo hortaagnaa Nidaamka Maaliyadda Dalka (Dhageyso)

Wasiirka Maaliyada Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle oo shir jaraa’id OO bille ah ku qabtay Xafiiskiisa ayaa faahfaahin ka bixiyey waxyaabihii u qabsoomay Wasaarada Maaliyada bishii May 2018.

Wasiir Beyle aaya sheegay in in maanta ay mushaar siinayaan ilaa 5,000 oo askari oo ka mida ciidanka dowladda kuwaasoo uu sheegay in  in la marsiiyay hanaanka ay dowladda mushaaraadka ku bixiso ee ah in faro laga qaado oo Akoono loo sameeyay si bil waliba lacagta loogu shubayo.

Wasiirka ayaa ka hadlay laba arrimood oo bar madow ku ahaa hannaanka maaliyadda dowladda oo kala ah: Askarta dowladda oo aan tirakoobneyn iyo shaqaalaha safaaaradaha dibadda oo aan la ogeyn tiradooda, haddana labadaasi arrimood gacanta lagu hayo oo ay ka howlgaleen madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha.

Wasiirka Wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa ka hadlay daabicidda lacagta shillin Soomaaliga ah ee dowladdu sameyneyso, isagoo caddeeyay inay meel fiican mareyso

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON