Monday, July 14, 2025

Wasiirka Qorsheynta Somalia oo loo dhaariyey Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Daawo)

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasam ayaa Maanta loo dhaariyay xilka xildhibaan ka mida Golaha Shacabka Soomaaliya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Wasiirkan oo ka mida wasiirada ugu cadcad ee dowladda Farmaajo ayaa ku guuleystay kursi la banneeyay oo ka tirsan Baarlamaanka oo su’aalo badan ka taagan yihiin qaabka uu ku bannaanaaday markii xildhibnaankii hore Dhahar Cali Faaraxhore loo magacaabay Qunsulka Soomaaliya ee Jabuuti.

Doorashadan ayaa 7-dii Bishan ka dhacday Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa codadkii oo dhan uu ku helay wasiirka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON