Monday, July 14, 2025

Wasiirka Warfaafinta Somalia oo War kasoo saaray booqashada Madaxweyne Farmaajo ee Dalka Eritrea

Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay booqashada madaxweyne Farmaajo ku tegayo dalka Eritrea, kadib markii dhiggiisa dalkaasi uu shaaciyey inuu madaxweynaha Soomaaliya booqanayo dalkaasi.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa sheegay in madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo uu berri oo Sabti ah booqan doono dalka Eritrea, sigoo casuumad rasmi ah ka helay madaxweynaha Eritrea Isias Afawerki.

Warka Wasiirka ayaa ka danbeeyay kadib markii Wasiirka warfaafinta Eritrea Yemane G. Meskel uu shaaiyay in madaxweyne Farmaajo ay booqasho saddex maalmood ah uga bilaaban doonto berri magaalada Asmara ee dalka Eritera.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON