Sunday, July 13, 2025

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo magacaabay 9 Agaasime oo cusub [Akhriso Magacyada]

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cismaan ayaa isku shaandheyntii ugu weyneyd ku sameeyay Agaasimayaasha Wasaaradda Waxbarashada iyo  Tacliinta sare.

Wasiirku ayaa magaacaay 9 Agaasime oo ka mid ah Agaasimayaasha Wasaaradda, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare, waxayna arrintan ku soo beegmeysaa xilli Guddi loo saaray soo xulista agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha Xukuumada Soomaaliya.

Agaasimeyaasha Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya magacaabay ayaa kala ah:

1) Khadiija Cabdulaahi Jimcaale: Agaasimaha Miisaaniyada iyo Qorsheynta.

2) Maxamed Xasan Mukhtaar: Agaasimaha Xafiiska Manaahij-ta iyo Tayo dhowrka.

3) Muuse Maxamed Axmed: Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda.

4)Axmed Daahir Maxamed: Agaasimaha Waaxda Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka .

5) Maxamuud Axmed Raage: Agaasimaha Waaxda Xiriirka Caalamiga ah iyo Deeqaha Waxbrashada

6)Dr. Cabdishakuur Xasan Fiqi: Agqaasimaha Waaxda Hiddaha iyo Hay’adda Tacliinta Sare.

7) Ismaaciil Maxamed Cali: Agaasimaha Waaxda Xiriirka Maamul goboleedyada iyo Hay’adaha.

8) Hibo Cabdi Kaamil: Agaasimaha Waaxda Horumarinta Macallimiinta.

9) Cabdulcasiis Nuur Maxamed: Agaasimaha Waaxda Xirfadaha iyo Waxbarashada Dadban.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON