Sunday, July 13, 2025

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda xil-gaarsiinta oo magacaabay Guddi qaabilsan Af-Soomaaliga (Akhriso)

Wasiirka Waxbarashadda Xukuumadda Xilgaarsiinta Cabdullahi Abuukar Xaaji (Cabdullahi Carab) ayaa magacaabay Guddigga ku meelgaar ah oo qaabilsan horumarinta Afka Somaaliga.

Wareegto kasoo baxday Wasiirka ayaa lagu sheegay inay Guddigan cusub wax ka qaban doonaan dhibaatooyinka heysta Afka Somaaliga iyo hurumarinta Akadeemiyadd Goboleedka Af-Soomaaliga.

Xubnaha Guddiga ayaa ka kooban 24 xubnood iyo saddex xoghaye, waxaana ku jira shan xubnood oo xeeldheerayaal ah, halka uu guddoomiye u yahay Guddoomiyaha Akadeemiyada Cilmiga Fanka iyo Suugaanta.

HOOS KA AKHRISO

No photo description available.
May be an image of ‎text that says '‎GUDDIGA 20 Ciise Maxamed Siyaad Cabdalla Mansuur Axmed Cabdulle Axmed Faarax Cali Xeeldheere Xeeldheere Xeeldheere Xeeldheere XOGHA 25 Maxamed Kaahin Suleymaan 26 Cabdiraxmaan Sheekh Daahir 27 fraax Maxamed Cabdisalaam GUDDIGA Waxaan dhammaan xafiisyada una fududeeyaan hawlahooda. Xoghaye Guddi Kaaliye Guddi Kaaliye Guddi socoto nagacaabistan ka codsanayaa ina la shaqeeyaan Wadashaqeyn wacan. Md. Xil. Cabdullaahi Abukar Xaaji Wasiirka Wasaaradda CRNNE Federaalka L Miniete AHEA العد Address: Jidka Afgooye,K KM5, Hodan, Mogadishu- Somalia, Email: minister@moe.gov.so‎'‎

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON