Monday, June 23, 2025

Wasiiro ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo ka degay Doolow, kuna sii jeeda Degmada Beledxaawo

Wafdi ay ka mid yihiin wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa saaka ka degay garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow, Gobolka Gedo.

Wasiirada wafdiga la socda ayaa waxaa ka mida Wasiirka Gaashaandhigga Xasan Xuseen Xaaji, Wasiirka Warfaafinta Cismaan Abuukar Dubbe, Wasiirka Cadaaladda, wasiiru dowlaha Arrrimaha dibadda; waxaana wehliya taliyaha qeybta 43-aad ee Ciidamda Xoogga Dalka.

Ujeedada socdaalka Wafdigan ayaa lagu sheegay inay qiimeynta xaaladda Gobolka iyo u kuurgelidda xaaladda Goboka Gedo iyo gaar ahaan degmada Beledxaawo oo dhowaan uu dagaal xoog leh ku dhex maray ciidamada dowladda iyo kuwa taabacsan Maamulka Jubbaland.

Ad

Wafdiga ayaa tegay halka loo yaqaan Buurta oo ah goobtii ay weerarka weyn ka soo qaadeen ciidamada wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Janan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON