Monday, July 14, 2025

Wasiiru-dowle ka tirsan Maamul Goboleed oo laga helay Cudurka Coronavirus..

Wasiiru dowle ka tirsan Maamulka Hishabeelle, ahna Xildhibaan ka midka Baarlamaanka maamulkaasi ayaa la sheegay in laga helay Cudurka Coronavirus.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Cadaaladda Maamul Goboleedka Hirshabeelle xildhibaan Khaliif Muumin Tooxow ayaa xaqiijiyey in laga helay Cudurka Coronavirus, sid uu sheegay Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdiraxmaan.

Wasiiru dowlaha ayaa maalmo ka hor la keenay magaalada Muqdisho, isagoo lagu karaantiilay Isbitaal Martiini, waxaana socda dadaal lagu doonayo in dadkii uu xiriika la yeeshay ay is karaantiilaan.

Xildhibaan Khaliif Muumin Tooxow ayaa ka mid ahaa dadkii ugu danbeysay ee la shaaciyey in cudurka Coronavirus laga helay; wuxuuna noqonayaa xildhbaankii ugu horeeyay ee cudurkani uu so rito.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON