Tuesday, June 24, 2025

Weerar lagu qaaday Guriga taliye ka tirsan Hay’adda NISA

Hal askari ayaa ku dhintay laba kalena waa lagu dhaawacay Bam lagu weeraray  Guriga taliyaha howlgalinta NISA Aadan Maxamed Cumar ee degmada Dharkeynley ee Magaalada Muqdisho.

Weerarka oo xalay ka dhacay hoyga taliyahaasi oo ku dhow Suuqa Boocle ee degmada Dharkeyley  waxaa qasaare kasoo gaaray ciidamada ilaalada ka ahaa, iyadoo aanu markaas ku sugneyn taliyaha guriga.

Taliyahan ayaa hore u ahaa Guddoomiyihii hore ee Degmada Dharkenley, waxaana markii xilkaas laga qaaday kadib loo magacaabay taliyaha Howlgelinta Hay’adda NabadSugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON