Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hpoose ayaa sheegaya in weerar toos ah oo madaafiic la isku adeegsaday uu xalay xilli dambe k adhacay aslshig ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.
Weerarkan ayaa la sheegay inay soo qaadeen kooxda Alshabaab, waxayna dadka degaanka sheegeen inay ku soo kaceen madaafiic waaweyn oo ay is weydaarsanayana labada dhinac, iyadoo saldjiga Arbacow ee AMISOM aya ka dhacayeen qaar ka mida madaafiicda ayna saameyn ku yeesheen Ceelasha Biyaha ilaa Afgooye.
Lama shaacin khasaare ka dhashay weerarkan u dhaxeeyay ciidamada AMISOM iyo Kooxada Al-shabaab, waxaana ay socdeen muddo ka badan 30 daqiiqo.