Sunday, July 13, 2025

Weriye Amina Muuse Weheliye oo soo duubtay Muuqaal ku saabsan cudurka Coronavirus oo haleelay. (Daawo)

Aamina Muuse Weheliye oo ka mida saxafiyiintii caanka ahaa ee Soomaalida oo ku nool dalka UK ayaa soo duubtay muuqaal ku saabsan inuu ku dhacay cudurka Coronavirus.

Waxay sheegtay inay isku aragtay calaamadaha Cudurka COVID-19, iyadoo lagula taliyey inay guriga isku karaantiisho, waxayna ka hadashay waxyaabihii ay isku aragtay iyo xaaladda caafimaad ee ay gashay markii uu cudurka ugu adkaa iyo hadda oo ay kasoo ladnaaneyso.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON