Tuesday, June 24, 2025

Weriye Caan ka ahaa Soomaalida dhexdeeda oo ku geeriyooday Magaalada London

Allaha ha u naxariistee waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyoodey wariyihii caanka ahaa ee Maxamed Aadan Xirsi (Terra) oo si weyn looga yiqiin dhulka Soomaalidu degto.

Wariye Terra oo ka soo shaqeeyay Warbaahin dhowr ah, madaxna kasoo noqday Raadiyo Muqdisho ayaa sanadihii ugu danbeeyey u wareeay dalka UK. isagoo kasoo shaqeeyey warbaahin uu ka mid yahay Telefishanka Universal TV.

Maxamed Adan Xersi (Terra) ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey ku xanuusanaayey dalka Ingiriiska, wuxuuna ugu danbeyn ku geeriyooday halkaasi.

Waxaa geerida Weriye Terra tacsi u diraya dhammaan saxafiyiinta iyo bahda Goobjooge, waxayna Alle uga baryayaan inuu naxariistee Janno ka waraabiyo… AAMIIN

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON