Monday, July 14, 2025

Weriye Cawil Daahir Salaad iyo Shaqaalihii Universal TV ee Muqdisho oo xabsiga loo taxaabay

Weriye iyo barnaamij soo saaraha Telefishanka Universal Cawil Daahir Salaad ayaa la sheegay in xabsiga loo taxaabay, magaalada Muqdisho kadin markii ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka ay xafiiskii Universal ka kaxeysteen Cawil iyo xubno kale oo la shaqeynayay.

Ilo kala duwan ayaa xaqiijiyay in  in Xabsiga loo taxaabay dhammaan shaqaalihii Universal TV  xafiiskooda Muqdisho oo ay ku jiraan  Wariye Cawil Daahir Salaad iyo Abdullahi Hersi.

Xariga wariyaasha ayaa waxaa loo aaneynayaa barnaamijkii DOOD WADAAG ee sida tooska ah uga baxay Televisionka Universal maalintii Khamiista ee September  30, 2015.

HOOS KA DAAAWO BARNAAMIJKAASI

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON