Monday, June 23, 2025

Weriye C/casiis Afrika oo soo bandhigay muuqaalka Gaarigii Booliska ee lagu dhaawacay [DAAWO]

Weriye C/casiis Afrika ayaa soo bandhigay muuqaalka Gaarigii ay lahaayeen ciidamada Booliska ee lagu dhaawacay.

Gaarigan ayaa waxaa ka muuqday rasaas fara badan, wuxuuna weriyuhu sheegay in waxyaabo badan oo uu bandhigi doono oo ku saabsan weerarkii ciidamo ka tirsan Booliska ku qaadeen gaari uu la socday 13-kii Bishan.

Wuxuu sheegay inuu saarnaa Kursiga hore oo rasaas badan ku dhacday., waxaana dhaawaca weriye Afrika gaaray uu keenay inuu Lug ka jabo, tan kalena ay rasaas dhex martay.

Dad badan ayaa is weydiinaya weriye Afrika sida uu ku doodayo haddiiba ay kooxda weerarka u geysatay ay dili kareen markii ay dhaawaciisa soo dul istaageen sida uu hore u sheegay.

DAAWO SAWIRRO

afrika-01afrika-02afrika-03afrika-04

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON