Sunday, July 27, 2025

Wiil Somaali-Mareykan ah oo la Guddoonsiiyay Abaalmarinta “Facing Race Award”

Wiil dhaliyaro ah oo Soomaali-Mareykan ah ayaa ku guulaystay abaal marinta loo yaqaan “Facing Race Award” oo laga bixiyo gobolka Minnesota.

Wiilkan helay Abaal marintan ayaa lagu magacaabaa Xamse Warfa, waxaana snadkiiba mar bixiya ha’yadaha deeqda bixiya, iyadoo loogu talagalay in la siiyo dadka ka shaqeeyay arimaha bulshada ee ka qaybqaata isku soo dhawayta bulshooyinka kala duwan.

Wuxuu ka mid yahay  Xamse Warfaa Soomaalida dhaqdhaqaaqa arrimaha Bulshada, Waana madaxa hay’adda cilmi baadhista Geeska Afrika iyo Ha’yada wadatashiga ee Tayo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON