Tuesday, June 24, 2025

Wiil Somali-American ah oo ku guuleystay tartanka Caalamiga ah ee Quraan Akhriska Dubai [Sawirro]

Wiil Somali-American ah oo 16 sano jir ah ayaa ku guuleystay tartanka caalamiga ah ee Quraan akhrista ee Dubai oo ah kan ugu weyn dunida.

Tartankan oo ay sanad waliba bisha Ramadaan qabanqaabiso xukuumadda Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa waxaa kaalinta koowaad galay Axmed Burhaan Maxamed oo ah wiil Soomaali ah oo ku nool magaaladda minnesota ee dalka Mareykanka, iyadoo la guddoonsiiyay abaalmarinta, wuxuuna kaalinta koowaad ka galay 103 tartame oo dunida oo dhan ka kala socday.

Ahmed Burhan oo ku tartamayey magaca dalka Mareykanka ayaa xiiso gaara u yeelay arrintan kadib markii ay saxaafadda si weyn uga faallooatay “Wiil Mareykan ah oo ku guuleytay tartankii Qur’aanka ee Dubai”. isagoo kaalint

Waxaa kaalimaha loo kala garay sida soo socota:

1- USA

2- Libya.

3- Tunisia.

4- Algeria.

5- Saudi Arabia.

6- Mali.

7- UK.

8- Bahrain

9- Jordan.

10- Niger.

11 – Ethiopia

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON