Monday, July 14, 2025

Wiil Sun u cabay Gabar uu jeclaa darteed oo lagu daweeyay Isbitaal ku yaalla magaalada Muqdisho

Mid ka mida isbitaallada Caasimadda Muqdisho ayaa lagu daweeyay wiil dhalinyaro ah oo SUN u cabay gabar uu jeclaa oo loo diiday darteed.

Wiilkan oo lagu magacaabo Nimcaan Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in markii loo diiday gabadhii uu jeclaa oo qaar ka mida qoyskeeda ka hor istaageen ayaa sheegay inuu aad uga carooday arrintaasi, kadibna uu cabay Sunta Jiirka (Doolliga), kadibna uu wareeray, waxaana markaas kadib la geeyay Isbitaalka Kalkaal ee Muqdisho.

Nicmaan ayaa sheegay inuusan ka fekerin waxa uu sameeyay markii sunta cabayey, wuxuuna ku adkeystay in qofkii uu jeclaa inuu helo ama inuu nafta u jaro inaysan waxba u dhaxeynin, wuxuuna ku dooday inay Diin kaba fekerin.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA TELEFISHANKA UNIVERSAL

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON