Tuesday, June 24, 2025

Wiil uu dhalay Xildhibaan lagu dilay Muqdisho oo ku guuleystay kursigii Aabihiis [Sawirro]

Waxa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay doorasho kursi ka bannaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu dhowaan ka geeriyooday marxuum Cismaan Cilmi Boqorre.

Doorashada oo ay soo qabanqaabiyeen Guddiga Doorashada, waxaa ku tartamay wiil uu dhalay Xildhibaankii kursiga banneeyay ee Cismaan Cilmi Boqore oo lagu magacaabo Cadnaan iyo wiil kale oo lagu magacaabo Axmed Cismaan Xaashi.

Doorashada oo ahayd mid hore loo sii ogaa natiijadeeda ayaa waxaa ku soo baxay Cadnaan Cismaan Cilmi Boqore oo Guddiga ku dhawaaqeen inuu ku guuleystay kursigii aabihiis ka geeriyooday.

Xildhibaan Cadnaan Cismaan Cilmi Boqore, ayaa helay codad gaaraya 48 cod, halka muharaxa kale ee Axmed Cismaaciil Xaashi uu helay 2 cod oo kaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON