Abuukar Axmed Xuseen oo inuu shaqo-doon yahay ku soo bandhigay boorar uu ku dhegsaday magaalada Muqdisho ayaa shaqo ku helay muddo 72 saacadood gudahood ah, kadib markii ay la xiriireen shirkado fara badan.
Wiilkan ayaa doortay inuu u shaqeeyo shirkadda Shirkadda Astaan Ayaa oo ka mid ahayd shirkadihii la xiriiray si ay shaqo u siiyaan, wuxuuna ka hadlay sababta keentay inuu doorto Shirkadda Astaan.
HOOS KA DAAWO