Madaxweynaha Galmudug ee qaar ka mida xildhibaannada maamulkaasi ay xilka ka qaadeen ayaa si weyn u soo dhoweeyay xil ka qaadistii lagu sameeyay ku xigeenkiisa iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.
“Waxaan bogaadinayaa go’aankii geesinimada lahaa oo ay qaateen Baarlamaanka Galmudug isla markaana ay kalsoonidii kala noqdeen Guddoomiyahii Baarlamaanka & Madaxweyne ku xigeenkii Galmudug, iyadoo eegaya Danta Shacabka Galmudug.” ayuu yiri Xaaf oo wareegto uu soo saaray qiil ugu sameeyay tallaabadan.
HOOS KA AKHRISO