Darawalkii Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xaashi Furre ayaa mar kale kasoo muuqday Saxaafadda isagoo sheegay in dhulka lagu heysto la siiyay sanadkii 1983/84 iyadoo ay siisay dowladii xaqa ahayd sida uu yiri, wuxuuna intaas ku daray inuu dhisme ku bilaabay 1985 ilaa 1990-kiina uu dhisme ku waday.
Tv-ga SBC Kayaa wareysi kale ka qaaday Xaashi Furre oo marqaati u qabsaday dadka deriska la ahaa oo dhan, isagoo sheegay inaan wax maxkamad ah la geynin dhibaato loo geystay isaga la goobayo wuxuuna eedeyn u jeediyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo wasiiru dowlaha madaxtooyada.
HOOS KA DAAWO WAREYSI CUSUB
[ot-video type=”youtube” url=”https://www.youtube.com/watch?v=oK0WV6at4Kc”]
[ad name=”HTML-7″]