Friday, April 19, 2024

AKHRISO: LIISKA MAGACYADA XILDHIBAANADA BEESHA DIR EE SAXIIXAY MOOSHINKA MADAXWEYNAHA

Akhristayaasha Goobjooge.com waxan markan u soo gudbinaynaa Liiska xildhibaanada DIR ee saxiixay Mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo 12kii Ogost loo gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka.

Liiskan wuxuu ka mid yahay taxanihii noo socday ee ku saabsanaa magacyada xildhibaanada saxiixay Mooshinka xil ka qaadista Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo beesha Dir ugu danbeysay.

Waxaa xusid muran in xildhibaano dhowr ah oo ka mida liiskan ay shaaciyeen in laga been abuurtay saxiixooda, qaar kalena ay sheegeen inay ka baxeen, laakiin waxaan soo xiganay liiska rasmiga ah ee Guddoonka Baarlamaanku Mooshinka uu qabtay ku saxiixnaa.

Ad

LIISKA XILDHIBAANADA BEESHA DIR EE SAXIIXAY MOOSHINKA MADAXWEYNAHA
[spacer color=”161F08″ icon=”fa-times-circle-o” style=”2″]
SIDOO KALE AKHRISO

  • Mooshinka oo dhan iyo Qodobada lagu soo eegay Madaxweynaha (GUJI HALKAN)

  • Liiska xildhibaanada Beesha Hawiye ee saxiixay Mooshinka Madaxweynaha (GUJI HALKAN)

  • Liiska Xildhibaanada Beesha Shanaad ee saxiixay Mooshinka Madaxweynaha (GUJI HALKAN)

  • Liiska Xildhibaanada Beesha Daarood ee saxiixay Mooshinka Madaxweynaha (GUJI HALKAN)

  • Liiska Xildhibaanada Beesha Digil & Mirifle ee saxiixay Mooshinka Madaxweynaha (GUJI HALKAN)

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON