Friday, June 27, 2025

Xaaskii Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ku Geeriyootay Magaalada Nairobi

Wararka laga helayo Nairobi ayaa sheegaya inay saaka halkaasi ku geeriyootay xaaskii Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Marxuum Cali Mahdi Maxamed.

Allaha u naxariistee Raxma Maxamuud Gacal ayaa la xaqiijiyey inay aaka ku geeriyootay magaalada Nairobi oo ay in muddo ah isbitaal ku jirtay, waxaana uu mar qura cudurka Covid-19 wada haleelay iyada iyo saygeeda Marxuum Cali Mahdi oo isna geeriyooday 10-kii Maarso 2021.

Waxaan ka tacsiyadeyneynaa Geerida Allaha u naxariistee Xaajiyo Raxmo Maxamud Gacal, Xaaskii Marxuum Cali Mahdi Maxamed, iyadoo Alle looga baryayo inuu naxariistii Janno ka waraabiyo. AAMIIN

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON