Thursday, June 26, 2025

Xabsi weyn oo maanta laga furayo Magaalada Muqdisho [Daawo Sawirro]

Waxaa maana lagu wadaa in magaalada Muqdisho laga furo xabsi weyn oo laga dhisay magaalada Muqdisho, iyadoo uu xariga ka jari doono Ra’iisal wasaaraha.

Xabsigan ayaa laga dhisay Xarunta Taliska Ciidanka Asluubta ee Ex. Kontrol Afgooye oo maanta ay ka dhaceyso xaflada sanadguurada 49aad ee dhisma ciidamada Asluubta Soomaaliyeed.

Warar aan la xaqiijin aya sheegaya in Xabsiga cusub uu ka mid noqon doono xabsiyada waaweyn ee Afrika, iyadoo dhismihiisa u bilowday sanadkii 2016, iyadoo uu xilligaasi dhagax dhigay Reysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON