Tuesday, June 24, 2025

Xafiiska Guddoonka Baarlamaanka oo beeniyay Warqad laga faafiyey Guddoomiye Jawaari [Akhriso + Yaa faafiyey..?]

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu beeniyay qoraal lagu baahiyey baraha bulshada, taasoo ka hadleysa qoraal uu guddoomiyaha Baarlamaanka u diray wakiilada Beesha caalamka.

Xoghayah guud ee Baarlamaanka Soomaaliya C/kariin Buux ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in warqaddaasi ay tahay been abuur lagu sameeyay magaca guddoomiyaha Baarlamaanka, wuxuuna dadka Soomaaliyeed uga digay inay iska ilaaliyaan been abuurka laga faafinayo guddoonka Baarlamaanka.

Warqadan oo baraha bulshada soo gashay shalay waxaa dadka faafiyey ka mida xubno ku xiran xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo ay ka mid yihiin weriyayaasha la shaqeeya Ra’iisal wasaare Kheyre, iyadoo wararka qaar sheegayaan in halkaasi laga sameeay warqadda.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA BEEN ABUURKA

Image may contain: text

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON