Monday, June 23, 2025

Xasan Sheekh: “Mukhtar Roobow wuxuu u xiran yahay Afduub siyaasadeed oo lagu heystaa..”

Madaxweynihii hore xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga iyo xabsiga ku heynta Sheekh Mukhtaar Roobow ku tilmaamay sharci darro iyo afduub siyaasadeed.

Xasan Sheekh oo xalay ka eqyb galay Barnaamij aragti-wadaag ah oo looga dooday Geedi-socodka Dimoqraadiyadda Soomaaliya ayaa sheegay inaysan jirin sabab qiil loogu sameyn karo inuu sii xirnaado Mukhtaar Roobow oo dowladda Federaalka isu soo dhiibay.

“Mukhtaar si xun ayaa loola dhaqmay. Xarigiisa waa afduub siyaasadeed.. Kiiskiisa waxaa loo maareeyay si qaldan, taasina waxay horseeday inay ka baaqsadaan saraakiil kale oo Alshabaab ka bixi lahaa, dowladda isku dhiibi lahaa,” ayuu yiri Xasan Sheekh.

Ad

Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayey ciidamo Itoobiyaan oo owladda Federaalka adeegsaday kasoo xireen magaalada Baydhaba bishii December 2018, iyadoo aan wax maxkamad ah lasoo taagin una xiran Hay’adda NISA.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON