Wednesday, June 25, 2025

Xasan Sheekh oo gargaar caafimaad u balan qaaday gabdhii lagu kufsaday Goldogob [Akhri]

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal laga soo saaray xafiiskiisa lagu sheegay inuu aad uga xun yahay kiiska kufsiga ah ee ka dhacay Goldogob, Gobolka Mudug.

Qoraalka ayaa lagu sheegay inuu la qabo mowqifka ay culimada iyo maamulka Puntalnd ka qaateen kiiskaasi oo ah in sharciga la horgeeyo kuwii ka danbeeyay falkaasi. Xasan Sheekh ayaa balan qaaday inuu gargaar caafimaad oo gudaha ama dibadda ah u fidinayo gabadha falkan ku dhacay.

AKHRI QORAALKA 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON