Sunday, July 6, 2025

Xasan Sheekh oo ka hadlay kulankii dhex maray isaga iyo Shariif Sheekh Axmed [Akhriso]

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay kulan si weyn baraha bulshada loogu faafiyay oo dhex maray madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed.

Qoraal kooban oo Xasan  Sheekh uu dhigay bartiisa FB ayuu ku sheegay inuu gurigiisa ku booqday madaxweynihii hore Sheekh Shariif, isagoo booqasho shaqo ku jooga dalka Uganda.

Waxaa sharaf weyn ii ahayd inaan Madaxweynahii hore Sheekh Sharif Sh. Axmed ku soo booqdo gurigiisa magaalada Kampala oo aan soo salaamo madaama aan booqasho howlleed ku tagay dalka Uganda.

Sawirka labada madaxweyne ee hore iyo wixii ku dhex maray magaalada Kampala ayaa si weyn loogu faaqiday baraha bulshada, iyadoo xurguf siyaasadeed ay ku dhex martay ololihii doorashada madaxweynaha 2017.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON