Thursday, June 26, 2025

Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shirka Madaxweynayaashii hore ee Afrika [Sawirro]

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo kaga qeybgalaya Shirweynahaasi  ayaa khudbad ka jeediayay halkaasi.

Xasan Sheekh ayaa khudbadiisa isagoo si weyn diiradada u saaray horumarka Somaaliya ee dhinaca siyaaasadda isbedelka hoggaanka sare ee sida nabadda ah ku dhacay, waxaana shirka looga hadlay arrimaha siyaasadda, dhaqaalaha iyo horumarka bulshada kunool Qaaradda Africa.

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Hay’dada Thabo Mbeki foundation ayaa ka dhacay magaalada Johanberg ee dalka Koonfur Africa kasi oo ay ka qeybgalayaan hogaamiyaal xil ka soo qabtay Dowladaha Africa.

Shirkan waxaa ka qeybgalay Madaxweynayaashii hore ee Dalalka South Africa,Tanzania, Tunisia, Nigeria iyo kuwo kale. Shirka ayaa sidoo kale waxaa looga hadlay sidii looga hortagi lahaa dhalinyarada Qaaradda Africa oo ku qulqulaysa Tahriibka, oo in badan dhibaatooyin ay kala kulmaan. Waxaana laga soo saaray war-murtiyeed ku saabsan xal u helidda dhibaatooyinka Afrika.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON