Wednesday, July 9, 2025

Xasan Sheekh oo qiray in Qodobkii ugu muhiimsanaa arrimaha Ciidamada uu hirgeli waayay

Madaxweynaha Soomaaliya ee xilka sii haya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qirtay in qorshihii isku dhafka ciidamada Qaranka Soomaaliya  uu hirgeli waayay intii uu xilka hayay.

Isagoo ka hadlayay sababaha keenay dib u dhaca ku yimid qorshihii ahaa in isku dhafka ciidamada ayuu sheegay inay ugu wacneyd dagaalka lagula jiro Alshabaab iyo dhaqaale yari heysatay dowladda Soomaaliya.

Wuxuu intaas ku daray in howsha isku dhafka Ciidamada ay socoto, isla markaana xerada Deynuunaay ee duleedka Baydhaba lagu diyaarinayo isku dhafkii ugu horeeyay ee ciidamada.

DHAGEYSO 

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON