Tuesday, July 1, 2025

Xeer ilaalinta oo bilaabaysa baaritaanka Kiisaska Dad loo heysto Maalgelinta Alshabaab

Xafiiska xeer ilaalinta Guud ee Qaranka ayaa shaacisay inay bilaabayso dacwad ku oogista dad ku eedeysay Lacag-dhaqid iyo maalgelinta Alshabaab.

Qoraal kasoo baxay Xeer ilaaliyaha guud ayaa lau sheegay in loosoo gudbiyay kiisas la xariira lacag dhaqidda iyo maalgelinta argagixisada, isla markaana uu qaadayo tallaabbada uga aaddan baarista iyo dacwad oogista shaqsiyaadka la tuhunsan yahay.

Sharciyada ku saabsan maalgelinta argagixisada ayaa dhowaan la ansixiyey, iyadoo hore uu u jiray shariga lacag-dhaqista, waxaana kiisaskii ugu horeeyay ee dad ku eedeysan maalgelinta Alshabaab iyo Daacish la filayaa in la gee yo Maxkamadaha.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON