Tuesday, August 5, 2025

Xeer ilaaliye Ku xigeenka koowaad ee Soomaaliya oo xilkii laga qaaday [Akhri sababta]

Wararka laga helay xafiiska xeer ilaalinta Qaranka ayaa sheegaya in xilkii laga qaaday  xeer-ilaaliye ku-xigeenka koowaad ee Soomaaliya.

Xeer ilaaliye ku xigeenka Axmed Cali Aybakar sheegaya in xilka looga qaaday sida wararku sheegayaan arrimo la xiririira howlgalkii lagu xiray siyaasiga mucaaradka ahaa ee Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame, iyadoo ay saameyn ku yeelatay xaalad ka dhaltay arrintaasi.

Ilo kala duwan oo xaqiijiyey xil ka qaadista xeer ilaaliye ku xigeenka ayaa ku waramaya in xil ka qaadistiisa ay timid markii uu la shaqeyn waayey xeer ilaaliyaha Qaranka, isla markaana laga dareemay amar diido.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON