Xeer ilaaliyihii Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida oo Muqdisho ku geeriyooday

Waxaa maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho xeer ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda ciidamada Qalabka sida oo hore loogu dhaawacay weerar.

Allaha u Naxariistee xeer ilaaliye ku xigeenka Col. C/laahi Xuseen Cabdi, waxaa dhaawac culus ka soo gaaray weerar ka dhacay agagaarka isgoyska Florense, degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho 26-kii Septembar, dhaawacaas oo ugu dambeyntii u geeriyooday.

abdullaahi

Weerarkaasi ayaa lagu dilay askari ilaalo u ahaa xeer ilaaliye ku xigeenka. Waxaan sheegtay kooxda Alshabaab.

Goobjooge.com

Weerar lagu dhaawacay Xeer ilaaliye ku xigeen ka tirsan Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON