Monday, June 30, 2025

Xildhibaan Axmed M. Fiqi: “Dhisme Baarlamaan oo ku yaala Qashin-qub howl Qaran laga sugi maayo…”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa ku maadsaday fool xumada ka muuqata dhismaha Baarlamaanka ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed.

Qoraal uu xildhibaanku soo qoray ayuu ku sheegay in isbedelka ugu horeeya ee wax ka qabashada u baahan uu yahay DHISMAHA GOLAHA SHACABKA, wuxuuna intaasi ku daray in howl qaran in lagu qabto aysan ka suurageli karin dhisme u eg qashin qub.

“Waa muuqaalka Dhismaha golaha shacabka ee xildhibaanadu ku shaqeyn jireen, kuna shaqeyn doonaan, haddii aan wax isbedelin, guryihii gaarka loo lahaa ama hantida Qaranka laga dhistay ayaa iyagoo dhaadheer ayaa la taagtay, kuwii ugu mihiimsanaana muuqaalkaan ayey leeyihiin..

Isbedelka aan rajeyneyno wuxuu ka bilaaban doonaa golaha shacabku in uusan qushinqub u ekaan, howl qurxoon oo Qaran lagu dhiso lagama rajaynayo guri muuqaalkiisu u eg yahay sidatan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON