Sunday, July 13, 2025

Xildhibaan C/saabir Shuuriye: “Farmaajo annagaa idinka hortaagan dadweynow ee hal hal ayuu idin dhoofin lahaa..”

Xildhibaan C/saabir Nuur Shuuriye oo ka mida labada xildhibaan ee Xeer ilaalinta Qaranka ku soo eedeysay Qarandumis-nimada ayaa maanta si kulul u weeraray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Isagoo ka hadlayay shir jaraa’id oo ka dhacay Muqdisho ayuu sharxay mooshinka ay wadaan, wuxuuna ku sheegay inuu yahay mid lagu toosinayo dowladda ee aanu ahayn sida loo dhigay in dowladda lagu duminayo.

“Shaqsi ayaa la bedelayaa.. haddii uu xumaado, dowladii annagaa ah, Baarlamaanka waxa loo sameeyay ayaa ah inuu bedelo qofkii nagu xumaada… Farmaajo ayaa idinka hortaagan maahee dadweynow ogaada hal hal ayuu idin dhiihi lahaa sida Qalbi dhagax… ayuu yiri Xildhibaanka oo qiray inay wadaan mooshin.

Wuxuu ku dooday in weerarkii lagu qaaday Guriga C/raxmaan C/shakuur oo kaliya xilka looga qaadi karo Farmaajo, maadaama uu jebiyey qodob ka mida Dastuurka, hore uu u u galay arrimo kale oo halis ah.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON