Sunday, July 13, 2025

Xildhibaan Cabdi Barre: “Guri aan leeyahay ayaa lagu dhacayaa inaan mucaarad ahay…” (Dhageyso Kiis cusub)

OLYMPUS DIGITAL CAMERA
XILDHIBAAN CABI  BARRE JIBRIIL

Xildhibaanka ayaa ku eedeeyay xeer ilaaliyaha Qaranka inuu yahay ninka hor taagan inuu gurigaasi dib u helo, wuxuu sidoo kale eedeeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Madaxweynaya iyo madaxda sare ee dalka oo uu sheegay inuu gaarsiiyay  arrinta guriga, isagoo ku dooday in gurigaasi looga dhacayo inuu yahay xildhibaan mucaarad ah darteed.

Cabdi Barre Jibriil oo ka mida xildhibaanada ugu afka dheer Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markan qeylo dhaantii siyaasadeed u soo wareejiyay dhinac kale oo ah guryaha la isku heysto magaalada Muqdisho oo ah arrin ka mida kuwa la isku heysto.

Wareysiga soo socda wuxuu ku aflagaadeeyay:

  1. Xeer ilaaliyaha Qaranka oo uu ku sheegay inuu yahay ninka hor taagan xaqiisa oo hantidiisa u xalaaleynaya kooxda ku heysata.
  2. Wuxuu dadka guriga ku heysta ku tilmaamay burcad iyo tuugo.
  3. Xafiiska dowladda hoose ee Xamar u qaabilsan wuxuu ku sheegay xafiis laaluush qaata
  4. Maxkamadaha dalkana wuxuu sheegay in xaalkooda la wada ogyahay

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSI XILDHIBAANKA LAGA QAADAY

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON